Blog Post

 Dhalankoriye  Tijaabo

  • By websitebuilder@1and1.de
  • 10 Feb, 2017

Dhalankoriye.com ayaa hawada  kujira isaga oo tijaabo ah

 Waxa  Caawa oo ay Taariikhdu tahay  18.12.2020  si tijaabo ah  aanu hawada  soo galinay Website    Dhalankoiriye.com waa    tijaabo waanu  ku hanwayn  in ay taabo  gasho idam alleh Ujeedka  Dhalankoriye.com  waa  Aasas  Il sugan oo Waalidiinta Somaliyeed  kahelaan Xogo  iyo Tusaale  Tolmoon   oo kacaawiya Barbaarinta Ubadka  iyo Fahan  Marxalada kala  Duwan ee  wakhtiga  koritaanka  Caruurta   Dhabiiro   iyo Waayo Aragnimo  waayeel ayaan kusoo badhigaya   waxana    uu Noqon doona Goobta  il ay  Waalidiinta Somaliyeed kusoo hirtaa idam allah  dhalan koriye waxa uu Lamataan yahay  Youtube.com/ Dhalankoriye   kaas oo   Channel ay Dhalin tiro badani ku xidhantay    Bilawga Sannadka Cusub ayaanu hawada  si buuxda  usoo galayaa Dhalaan Koriye Hadii  Allah  Imdo   ee Idina Ducadiina  Nagu Kaameeya in allah  noo Dhibyareeyo hawshan aanu Tabarucaadka  kuwadno

 Mahadsid  Dhalankoriye Teal
By d 04 Jan, 2021
Sheeko Caruureed Somali ah oo Cusub- Boqorada Ziraad- Q 10 Daawo Sheeko Caruureed Somali ah oo Cusub- Boqorada Ziraad- Q 10 Daawo
By D 04 Jan, 2021
 Dhalankoriye  waa Shabakad Arimaha Qoyska  iyo Dhalaan  ugaara  Hadii  aad  rabto in aad  Rayigaaga  nala  wadaagto Fadlan nalaga  soo Xidhiidh  info@dhalankoriye.com  Sheekadan oo Qoraala halka  ka akhriso
By dhalankoriye 28 Dec, 2020
Maxaad ku xasuusataa Sannadka sii dhamaanaya ee 2020 waa hubaal in Xasuusao badan ay maskaxdaada kusoo dhacayaan kuwo wanaagsan iyo wuo xunba balse Sannadk waxa waxa uu ahaa mid Saamayn isku mida iyo Xasuusataa Xanaaun badan kulahaa dhaaamn bulshooyin Adoon.
By dhalan koriye 27 Dec, 2020
Waxkasta ood Qarsataa Qarsooday kugu Dilaan Sheekadan waxa aad kabaranaysaa dhibaatada aad kala kumi karto markii aad dafiro Cadaw aad leeday hadana aan indhaha kalaliso
By Dhalan koriye 24 Dec, 2020
Waxa ay hooyadii dhimatay markii uu isagu ifka yimi waxa ay udhimatay Umushiisa waxa Qaatay Qoys kale aan lamidab iyo Aftoona Ahayn Sheekada Gaaban Paul-
By #Dhalankoriye 23 Dec, 2020
Taxanaha Garaad koriye iyo Sheekada Ruth- Qaybtii 2aad ee Muhiimada ay Waxbarashadu uleeday Ubardka yaryar
By #Dhalaankoirye 22 Dec, 2020
kuwoo dhawaada Qaybtii 1aad ee taxanaha Garaadkoriye iyo Sheekada Loqenzo waxa uu qayb kayahay Barmaamijyada aynu u eegayno Muhiimada ay Waxbarashadu uleeday Dhalaanka
By Dhalankoriye 20 Dec, 2020
Xidhiidhka ay Hooyada iyo Ilmuhu waxa bilawda kahor inta aanu ilmu ifka iman
By Dhalankoriye 18 Dec, 2020
Waa hubaal  in  qofkastaa guusha  jecelyay  dhamaanteena waxa aynu   kutalogalnaa in aynu guulaysanayno marka  aynu  hawl  bilaabayno  waana sababta aynu  u bilawno  hadii aynu  Guuldarada  arkayno maynaan bilawneen.
By Eid Aden Abdi 18 Dec, 2020
Fügen Sie den Text Ihres Beitrags hier ein. Klicken Sie auf den Standardtext, löschen Sie diesen und fügen Sie Ihren eigenen Text ein.
Farbe und Schriftgröße können Sie in den entsprechenden allgemeinen Einstellungen im linken Menü des Editors im Abschnitt "Design" festlegen.
Show More
Share by: