Anaga" About Us

 Dhalankoriye



Waa Shabakad Arimaha  Dhalaanka iyo Qoyska ugaara, Maaweelo iyo Madaalinta  Talooyin  haboon oo kusaabsan Barbaarinta Awlaada .


 Barmaamjiyo Dhiiri galin  iyo kuwo Aqoonguuda ayaa iyana  kamida Baahinteena Casharo   Waalidka kacaawinaya sidii ay Caruurtooda  uga Caawin lahaayeen qaybaha  kala duwan ee nolosha


  • Dhaqan
  • Afka-Hooyo
  • Diin


 Youtube/ Dhalankoriye waxa aanu kubaahinaa Aflaan SomaliCartoon ah kuwaas oon Caruurta kubarno Afkooda iyo dhaqanka haboon.  Dhalankoriye waa Shabakad si mutadawacnimo ah kushaqaysa oo kamadax Banaan ,Siyaasad iyo Kooxo gaara Ujeedkeeno waa in ay Ubadka Somaliyeed helaan  Bog ugaara..



 Waxa ay kakooban  Radio Website  Video Channel


Share by: