Fadlan noo soo Gudbi Talo tusaale iyo hadii ay jiraan Barmaamjiyo aad kaga Qayb qaadan kartid Bahainteena, Waa in ay Aqoon Dhaqan, Diin , Barbaarin iyo Talosiin ahaadan waa in aanay Wax Siyaasad ah Shaqo kulahayn sidoo kale waa in aanay Cidna Dhaawac iyo dhaleecayn ku ahayn Sharafteeda waa in ay Yihiin Qormo wax laga Fa,idi karo ama wax lagu Sixi karo Xataa hadii ay Firkir Adiga kuugaara tahay. waxa aad Nagala Soo Xidhiidhi Kartaa Email- Info@dhalankoriye.com & Admin@dhalankoriye.com
waxa aad Jawaab naga Heli kartaa 24h Gudahood waxa aanu Xilbuuxa iska Saaranay Dhamaan Baahinta Bogeena kujirta Mahadsanid