#
Aan Aadno Qaarad kale iyo Afrika, Rutht Waa 12 Jir Dhulka Baadiyaaha ahee Dalka Papwaa New Gini Galbeedka Afrika,
halkan ayaanu ku lahayn iskuul waxa aan usocon jirnay laba Sacadood oo kaliya tuulada nagu xigta ayuu kuyaalay Basle hada waa Laxidhay Macalinkii ayaa iska tagay, hada iskuulka halkan noogu dhawi waa Mero aad ayuu nooga fogyay.
Ruth waxa ay ay u guuraysaa si ay wax barasho uhesho iyo Mustaqbal aayo tiinleh „ Way wacnaan lahayn in aanu halkan iskuul kahelin waanan kaxumay in aan tagay oo aanay halkan wax barasho kajirin. Iskuul udu dhawi wax uu u jiraa 100 km Meel Safar 5 cisho oo lug ah lagu gaadho. Jidka loomarayaa Waa Duur Bahalo galeen ah
Ruth waxa ay bilawday Safarkeed Cilmi doonsahda ah waxana kaxeeyay Adeerkeed si ay u gaadho halka ay beegsanayso.
HALKAN WAXA kunool nooc kamida Masaska oo dilaa ah Mal mar uu ku Qaniino ayaad udhiman kartaa Caruur badan ayaa udhimatay Qaniinyadiisa iska jira halka aad cagta dhigaysaan inta aynu safarka nahay.
Masaska waan kacabsoonaya balse halka Masas oo kaliya ma joogaan ee Xayawaano kale oo Dilaaaya ayaa Jooga. dhowr
Maalmo socdaala ah a yay soo gaadhen Wabiga Takali, Dad tiro badan ayuu hore u qaaday oo kudhintay Wabigan halkan laga bilaaba Gabadha 12 Jirta e Rutha kalideed ayaa Socota.
waan Cabsooday waxa aan kaqabay in laashku ila gadoomo balse Nasiib wanaag waanu kasoo talawnay Nabad Qab.
5 Cisho oo Socdaala kadib waxa a y soo gaadhay Ruth Dugsigii ay beegsanaysay.
Halkan Dugsi waxbarasho oo kaliya umaha Ruud waxa ay sidoo kale ay u noqon doontaa hoy ay degenaanto mudo Sanooyin ah.
Caadiyan waanu buuxnaa oo qofna maqaado balse maadama aad Intaas soo socotay Adiga waanu kuqaadanay, halkan ayaad wax kubaranaysaa Bugaag iyo Laqimana Anaga ayaa kusiinaynaa sidoo kale halkan ayaad u hoyan karaa waxna waad kubaran kartaa. Maamulaha Dugsiga
Mudo kooban kadina waxa ay ay Ruud heshay Xaasiibo Cusub oo ay Jidka wax barasho isku kaashan doonan
Waxa aan ahay qofk kaliya ee Deegaankayga kamiyi ee halkan wax kubranaya wax Caadiya maaha Runtii aad ayaan ugu Farasanay..
Waxbarashadu Waa Xuquuq Aasaasiya oo ay tahay in uu Ilmo kastaa helo Xaaladkasta oo kusuganyay Shuurdla,aan Balse Nasiib Xumaan Caruurta Somalida aan Fursado waxbarasho helin Malaayiin ayalagu khiyaasi waana Waajib ina saarin inteena heshay Fursad ay wax kubartaan badkoodana kubaraan—
Shabakada Dhalankoriye waxa aad Kadhagaysan Maqal iyo Muuqaal ahaanba Qormooyin Aqoontaada Dhalinyaro iyo Waayeelba Kor uqaadaya Radio + Video #ComingSoon
Sheekada tan Xidhgta Nabad Gelayo
All rights reserved dhalankoriye.com