In aan Kulaabta oon soo Arko halkii ay ahayd in aan Caadiyan kunoolado waxa ay iga dhiganta waxwayn Xaqiiqatan, Mawaxa aad ulajeeda wax xun mise wax Wanaagsan, Wax Wanaagsan
Markuu ilmo yar ahaa ayay Kafaalo qaadeen Qoys kale Paul Waddanka "Iswiisarlaan"Tessin , Hoyadii waxa ay kudhimatay wakhtigii ay isaga Foolanaysay Togo, Afrika
Paul Rabitaankisa ugu wayni waa in uu Kulaabto Tuuladii uu kudhaysay.
Markii ay ahayd in aan dhasho ayaan Qalooca isugu Gudbay uurka Hooyaday wanan soo bixi kariwaayay waxaana Xaalad Degdeg ah laygu soo qaaday Lome Caasimada Togo, Halkaas ayaan kudhahay Base Hooyaday ayaa dhimatay markii aan anigu soo baxay.
Paul waxa Maanta Urumawday Riyadiisa waxana isaga iyo Qoyskiisa soo korsaday ay hada usafrayaan Togo Abihii ayaa Isna Bilo kahor dhintay, Balse Waalidka Aabihii dhalay ayaa wali halkaas kunool, waxa ay soo gaadheen Tuuladii ay Waalidiintii kasoo kunoolan jireen.
Waa Taas Ayaydaa Halkee waa taas- , ma halkaas! Halka waxa aan utagayna ayaydaa si aan usalaano.
Waxa uu Salaamaya Ayaydii waysoo dhawaysay inkasta oo ay Kujirt Da,anay kici karin Arageeduna aanu fiicnayn Qoyskiisa dhowr jeer ayaa Warbaahintu uga hadashay waana kuwo laga yaqaano Dalka Iswizerland, Ayaydiis iyo Awawgii hada Xaalad Caafimaad xumo aya a lasoo daristay,
Sidee ayuu yahay Awoowgaa? waa uu Xanuunsanayaa, aad a yuu ubukaa umalayn maayo in aynu bookhan karno.
inkasta oo uu Aqoowgii iyo Ayaydii uu Nolol kusoo gaadhay hadana Xaaladoodu maaha kuwa ay wanaagsantay,lama hubo sida ay markale nolol isugu arki doonan Hooyadiisa labaad ee Kafaalo qaadatay ayaa waydiisay bal in uu jiro cid kale oo uu Doonayo in uu ogaada,
Maya ayuu Paul kujawaabay ... .
Miyaad kamurugaysantay in aanad Awoowgaa Arag, haa Xoogaa! Waxa lagayaaba in aynu Beri aadno Ligaaji/ Goobta Awawgii lagu hayo.
Markii aan Arkay waxa aan Dareey Xaalad Culus balse markii danbe waan aqbalay Paul iyo hooyadii Labaad waxa ay u Safreen Tuulo kale oo uu ku Noolyay Awawgiisa Xanuunsanayaa kahor inta aanay u tagin waxa ay ulabisanayaa si waafaqsan labiska Dhaqameedkooda
waxa uu tugu tageen Awoowgiis iyo Adeerkiisa , waxa y ahayd in aan Axdii kuu imaado si,aan tuulada kuugu soo dhaweeyo balse waxa aan aha kaliday Awoowa aad ayuu ubukay wanan ka iman kariwaayay Runtii waan kaa Raaligalinayaa in aan Soodhawayntaada kamaqnaado, Si aad noo Aragto ayaad socdaalka intaas leeg usoo gashay.
Ilaahay ayaan uga mahad Kulakeena ,
Anagu Xataa aad ayaau ugu Faraxsanay in aanu kuaragtnay waxa aanu ka warwarsanayn sida ay Xaaladiisa Caafimaad tahay aad ayay uwanaagsantay in aynu isku Xidhnaano
Xaalada Noocan oo kale ah Qofkastaa waxa uu u Baahanyay Qoftaageera Aad ayaan kuugu Mahadnaqayaa Adiga iyo Paul-ba in aad Fursadn markale samayseen Waxa aan inoogu ducaynayaa in aynu markale ku kulano inaga oo Dhalashada Paul udabaal degayna
Inkasta oo Paul markii Hooyadii Umushiisa kudhimatay ay Qoys kale Kafaalo Qaateen hadna hadana markii uu garaadsaday waxa uu doonay in uu kawardoono Ehelkii iyo halka uu Asal ahaan Kasoojeedo Boqolaal Caruura oo Dadyow Qaarado kale kasoo jeeda ay kafaalo qaateen Caruurnimadoodi ayaan helin Fursada uu Paul-helay ee ah in uu Markale Nolol ku Arko Tafiirta waalidii Xataa hadiiba aanu labadiisi Waalid midna Nolol kusoo gaadhain waana Wabixin aynu uga tusaale qaadan karno Muhiimda ay Waalidnimadu leeday.
Dhalankoriye.com---
All rights reserved dhalankoriye.com