Maxasuusataa Jidkii wax barasho ee Caruurnimadaadi, mudo intee leeg ayaad usocon jirtay Dugsiga, Maxaa kamid ahaa Caqabadihii aad kalakumi jirtay Jidka Dugsiga iyo Guriga udheeeyay, waa Hubaal mid kasta oo inaga midi in uu galayo Xasuus dheer si uu Su,aalahan uga jawaabo. warbixinta Kooban ee Sheekada Loqeenzo 6 jir ahi waxay kaacaawinayaa Xasuusta Jidkaad usoo martay wax barashada. kan hada ay ubadkaagu umaraa,
„Halkan Dariiqa waxa aan Maalin ku arkay Yay aad ayaan uga Cabsooday in uu Icuno. ayaan kabaqayay „ Loqenzo
Loqeenzo waxa uu kunoolyay Dhul Buuralay ah oo kabaxsan Deekaanada Magaalooyinku gaadheex ee Qaarada Taalin Ameerika Waddanka Mixeco. Todobaad kasta waxa uu uleegaya Ducgisa
Aabaha dhalay Loqenzo waxa uu leeyay
„Jidka oo dhan ayaa ah mid dhibaato badan oo wada Buuro iyo haadaamo aad kadhici karto ah, waan Jeclaan lahaa in aan Kaxeeyo balse Duruuftu iima saamaxayso waa in aan halkan Beerta kashaqeeya oon Qodaa Beerta“
Loqeenzo waxa uu Fantaa Buuro 1000 Mitir dhererkoodu dhanyay si uu ugaadho Dugsiga uu dhigto.
„halkan ayaa kamida meelaha ugu khatarta badan Jidka waxa aan ka Cabsooda in aan kadhaco, hadii aad dhacdo lagu arki maayo Markasta oon Qaybtan dhaafana waan farxaa, Waanse ku Qasbanay in aan Maalin kasta halkan soo maro“
—…. Waxa uu koraa Buur 300 Mitir dhererkeedu yahay kahorta aanu gaadhin Goobta uu wax kubarta waa Jid aanu hayn wax uu kaga maarmo“
waan kufarxsan in aan hada qaybtii ugu Cuslayd soo dhaaftay inkasta oo Qaybo kale oo Culusi hadheen,
Dhor jeer ayuu Kolba Meelo Nasiimo kuqaata si uu uhelo Awood kale oo uu kufanto Qaybaha kale Buurta ee u hadhsan..
Si uu awood dheeriya u helo ayuu Caleenta Dhirta Daaqaya, „ waxa aan Caleenta u cunayaa Gaajo a yaa ihaysa waxa aan Cunaa Nooca Jilicsan ee Caleenta wax kawanaagsantay tan Adag“ Saddex sacadood uu Buuro 1000M kadheer Soo Fananay waxa uu soo gaadhay Dugsigiisi Looqenziyo. waxa aan ku faraxsanay Iskuulka iyo Saaxiibaday in aan lakumo.
Ugu Danbaytiina waxa uu soo gaadhay Goobtiisa Wax barasho, isaga oo Faraxsan Waa Jid Culaysiisa leh Balse hadii uu Siihayo laga Yaabo in uu Dabalo Noloshiisa Danbe.-….
Sheekadan oo dhamaystiran kala soco Baahinta Radiyaha ama Kadaawo Karadkoriye
All rights reserved dhalankoriye.com