Blog Post

Qoy taabo gal ah! sidee ayaan kusamaysan karaa Qoys Guulaysta?

  • By Dhalankoriye
  • 18 Dec, 2020

Waa hubaal  in  qofkastaa guusha  jecelyay  dhamaanteena waxa aynu   kutalogalnaa in aynu guulaysanayno marka  aynu  hawl  bilaabayno  waana sababta aynu  u bilawno  hadii aynu  Guuldarada  arkayno maynaan bilawneen.

Waa hubaal  in  qofkastaa guusha  jecelyay  dhamaanteena waxa aynu   kutalogalnaa in aynu guulaysanayno marka  aynu  hawl  bilaabayno  waana sababta aynu  u bilawno  hadii aynu  Guuldarada  arkayno maynaan bilawneen.

Qoys Guulaysta  waxa  uu kadhiganyay Bulsho  guulaysatay waana Sababta aad hada  maanka ugu hayso sidee ayaan  Qoys  guulaysta  kudhisan karaa Malaayiin Adiga  kahoreeyay kuwo  kuwa  kaadanbeenaya   isla Su,aashan ayay Maanka  kuhayaan,  Maqaalkan kooban ayaynu kusoo  Koobaynaa sida aad Qoys Guulaysta kusamaysan karto.

 Qoys   waa Koox Dad ah oo kabilawday Aabe iyo Hooyo Nonol wadaagay  Iscalmasho , Haasaawe  iyo Guur kadib waxa ay markiiba noqdeen lamaane  waxana   mudo kadib  ay  dhaleen ilmahoodu ugu horeeyay durtaba waxa  loogu yeedhay Qoys  magaca ayay kala sinmeen balaayiin iyaga hortood jiray  iyo kuwa dabadood jiridoona, Nolol kabilaabantay Laba  lamaane ayaa marka danbe  isku badasha bulsho.  

Maxaynu uga  jeednaa  Qoys Guulaystay Maqaalka kan  Qormada  tan xigta ayaynu  kaga  Jawaabayna.


 Tobadnkanse  Qodob waxa ay   kaacawinayaa sidii aad Qoys  guulaysta kudhisilahayd


  1. Kalsoon  daacadnimo kudhisan  waa tiir dhexaadka  Qoyska, Xaaskaaga/ Ninkaag,  kula noolow nolal katurjumaysa Xaalada  aad  kunooshiin Daacad kala noloqo lamaanahaaga  hawlaha  idin mideeya, 
  2. Maamul midaysan  iyo  kala lahaansho hawl maalmeedka Nolosha,  Iscaawin  iyo inaad  kalatashato lamaanahaaga wixii aad  u aragto   in ay quseeyaan  Qoyskiina xataa hadii ay wax  fududu kuula  muuqda kuwar galin Lamaanahaga   Kalsoonida idin dhextaal ayay xoojin.
  3. Dhagayso   marka  Xaaskaagu/ Ninkaagu  kulahadlayo xataa hadii ay wax wayn kuula muuqa  in aad Qiimaynayso ayuu Lamaanahagu Dareemi.
  4. Markasta si wada jir ah uga  tashada Barbaarinta ubadka Hooyadu waxa ay khati kabadan kan Aabaha laqaadata Ilmaha, waxa Aabaha  kuwaajiba in  uu Xaaskiisa si hoose oo Xogogaala uga waraysto baahiyaadka  ubadkiisa.
  5. Waa Muhiim  in aad Lahaatan Wakhti Naftiina ugaara,   Sheekaysi ama wadajir in aad Debeda  aadan , Dalxiis  Cashotag,   ama  Socodmijo bixsi ah  kolba wixii ay Xaaladiina  Nololeed idiin  Ogolaato  maanka kuhay in  Jacaylku yahay Ubax kubaxa sida loo waraabiyo  Jacayl iyo Farxad aan wadajir loogu shaqaynin matimaado.
  6. Wakhti laqaado Qayskaaga  oo  Jooji Adeegsiga  Mobile, Ipad Laptop, ama Computer  wakhtiga Qoyskaaga  lajoogto uno  noqo  tusaale  fiican  ubadkaaga.
  7. Raadso  shaqo aad Masruufka  Qoyskaaga  kumaarayso .
  8. Balwada   Jaadku ugu horeeya  waa dilaaga  Qoyska  Dhaqaale  ahaan, Wakhti ahaanba
  9. Caruurtada  Wakhti laqaado  dhagayso   oo  kajawaab su,aalahooda.
  10. Haqarsan Jacaylka aad u Hayso Xaaskaaga/ Ninkaaga  hana  Ceebsan ee Muuji Kor iyo Hoosba.  

 Dhalankoriye.com


By d 04 Jan, 2021
Sheeko Caruureed Somali ah oo Cusub- Boqorada Ziraad- Q 10 Daawo Sheeko Caruureed Somali ah oo Cusub- Boqorada Ziraad- Q 10 Daawo
By D 04 Jan, 2021
 Dhalankoriye  waa Shabakad Arimaha Qoyska  iyo Dhalaan  ugaara  Hadii  aad  rabto in aad  Rayigaaga  nala  wadaagto Fadlan nalaga  soo Xidhiidh  info@dhalankoriye.com  Sheekadan oo Qoraala halka  ka akhriso
By dhalankoriye 28 Dec, 2020
Maxaad ku xasuusataa Sannadka sii dhamaanaya ee 2020 waa hubaal in Xasuusao badan ay maskaxdaada kusoo dhacayaan kuwo wanaagsan iyo wuo xunba balse Sannadk waxa waxa uu ahaa mid Saamayn isku mida iyo Xasuusataa Xanaaun badan kulahaa dhaaamn bulshooyin Adoon.
By dhalan koriye 27 Dec, 2020
Waxkasta ood Qarsataa Qarsooday kugu Dilaan Sheekadan waxa aad kabaranaysaa dhibaatada aad kala kumi karto markii aad dafiro Cadaw aad leeday hadana aan indhaha kalaliso
By Dhalan koriye 24 Dec, 2020
Waxa ay hooyadii dhimatay markii uu isagu ifka yimi waxa ay udhimatay Umushiisa waxa Qaatay Qoys kale aan lamidab iyo Aftoona Ahayn Sheekada Gaaban Paul-
By #Dhalankoriye 23 Dec, 2020
Taxanaha Garaad koriye iyo Sheekada Ruth- Qaybtii 2aad ee Muhiimada ay Waxbarashadu uleeday Ubardka yaryar
By #Dhalaankoirye 22 Dec, 2020
kuwoo dhawaada Qaybtii 1aad ee taxanaha Garaadkoriye iyo Sheekada Loqenzo waxa uu qayb kayahay Barmaamijyada aynu u eegayno Muhiimada ay Waxbarashadu uleeday Dhalaanka
By Dhalankoriye 20 Dec, 2020
Xidhiidhka ay Hooyada iyo Ilmuhu waxa bilawda kahor inta aanu ilmu ifka iman
By Dhalankoriye 18 Dec, 2020
Waa hubaal  in  qofkastaa guusha  jecelyay  dhamaanteena waxa aynu   kutalogalnaa in aynu guulaysanayno marka  aynu  hawl  bilaabayno  waana sababta aynu  u bilawno  hadii aynu  Guuldarada  arkayno maynaan bilawneen.
By Eid Aden Abdi 18 Dec, 2020
Fügen Sie den Text Ihres Beitrags hier ein. Klicken Sie auf den Standardtext, löschen Sie diesen und fügen Sie Ihren eigenen Text ein.
Farbe und Schriftgröße können Sie in den entsprechenden allgemeinen Einstellungen im linken Menü des Editors im Abschnitt "Design" festlegen.
Show More
Share by: